Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Muqdisha oo si weyn looga xusay sannad guuradii 55 aad ee ka soo wareegtay xorriyaddii gobollada Koonfurta Somalia iyo midawgii labada dal. ( Daawo Video)

$
0
0

Xaflad weyn oo si baaxad leh loo soo agaasimay ayaa habeenkii xalay lagu qabtay guriga Villa Somalia ee Madaxtooyada Somalia. Munaasabaddaasi oo ay ka soo qayb galeen Madaxweyne Hassan Sheikh, Ra’iisal wasaare Sharmaarke, guddoomiyaha golaha Baarlamka Jawaari iyo wasiirro ka tirsan xukuumadda Federaalka Somalia.

Madaxweynaha Somalia mudane Hassan ayaa halkaa ka jeediyey qudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaya. Halkan ka daawo sida ay xafladdaasi u dhacday.

Xafladdii 1 Luulyo

 

ko30

ko14

ko18

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles