Hawl wadeennada shabakadda awdalpress.com waxa ay war gelinayaan dhammaanba akhristayaasha shabakadda in ay wax ka baddal ku sameeyeen xakamayntii wararka iyo faallooyinka xasaasiga ah. Sidaasi daraaddeed, waxa ay maanta oo taariikhdu tahay 01/07/2015 soo dhaweynayaan dadka jecel in ay wararka si xor ah ugu soo diraan shabakadaha ama qorayaasha ka hadla siyaasadaha xasaasiga ah ee la xiiseeyo iwm.
Waxana aad qoraalladiisnna ku soo diri kartaan cinwaannada e-mail-dan hoos ku qoran:
shueebi@hotmail.com
hashimgot@hotmail.com
Awdalpress.com