Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Fannaaniita Somaliyeed ee heesta qaar ka mid ah oo bishan Ramadaan bilaabay tartan quraan akhris oo ay ula baxeen Quran Challenge oo ka socda facebook-ga iyo wadaaddo Somaliyeed oo arrintaa ku tilmaamay mid diinta ka soo horjeedda.

$
0
0

Breaking_NewsMuddo usbuuc ahba waxa facebook-ga ka socday tartan qori isku dhiib ah oo ay fannaaniinta heesaaga ahi ay isugu gudbinayeen akhrista Qur’aanka oo ay ku tartamayaan. Quraan akhristaa Fannaaniintaasi oo aanay dad badani u bogin amma laga dhex arkay laaxin badan oo ay ku samaynayaan Qur’aa nkii iyo qaabka ay isugu gudbinayaan ee xantaysiga ah oo iyana dheel dheel badani ka muuqdo.

Arrintan ayaa waxa ay ka cadhaysiisay culimo Somaliyeed oo aqoon u leh Qur’aanka iyo Fiqhiga, waxana fannaanniinta ka dalbadeen in ay ka toobbad keenaan. Oo ay joojiyaan Qur’aan Challenge ka.

Haddaba bal marka hore aan wada daawanno, fannaaniinta oo iyagu ku adkaysanaya in ay Qur’aan Challenge-ka sii wadi doonaan. YouTube kan lagu soo ururiyeyna aan wada daawanno.

Sida culimadu ay uga hadleen iyo waxa ay ka yidhaahdeenna aan ka wada dhegeysanno/daawanno Sheekh Mohamed Umal iyo Sheekh Tawakal waana kan ee ku soo dhawaada:


<

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles