Awdalpress – Muqdisho – Habeenkii xalay waxa magaalada Muqdisha si weyn looga xusay maalintii calanka Somaliyeed laga taagay magaalada Hargeysa. Waxana xaflad si weyn loo soo agaasimay ka soo qayb galay Madaxweynaha dawladda Federaalka Somalia iyo ra’iisal wasaaraha iyo R/ ku xigeenka Somalia. Xafladdiina sidan ayey u dhacday ee nala daawada.
Awdalpress