Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

DAAWO: Masuuliyiinta Shirkada Telesom iyo Somtel Ee Buuhoodle Oo Ku Eedeyey Khaatumo In Gubeen Taawaro

$
0
0

Buuhoodle(Awdalpress) gudoomiyaasha shirkada isgaadhsiinta ee Somtel iyo Telesom ee Magaalada Buuhoodle ayaa ku eedeeyey Maamulka Khaatumo in ay ku luglahaayeen gubida Taawaro ku yaala deegaano hoos yimaada  magaalada Buuhoodle sida ay ku sheegeen war saxaafadeed ay ku qabteen magaaladaasi .

Halkan ka Daawo :


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles