Hargeysa(Awdalpress) Afhayeenka madaxtooyada somaliland ayaa markii labaad saxaafada ka hor istaagay in ay su’aalo waydiiyaan madaxweyne siilaanyo oo safar uu ku tagay magaalada adiss ababa ka soo laabtay taasi oo keentay in ay wariyayaasha ka hawl gala magaalada hargeysa ka gadoodaan .
Halkan ka daawo Warbixin Dhuxul shalay iyo maanta