Awdalpress – Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Puntland Mudane Abdirahman Faroole ayaa maanta si lama filaan ah uga soo degey maddaarka Hargeysa, halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyey. Oday dhaqameedyo saxaafadda kula hadlay maddaarka ayaa sheegay in uu u imid arrimo shakhsi ah, taasi oo la xidhiidha geeridii ku timid haweynadiisii hore oo ka soo jeedday Somaliland. Laakiin saxaafaddu fursad ay kula hadasho Madaxweyne Faroole waa ay weydey.
Awdalpress





