Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Magaalada Dilla oo si weyn looga ciiday shacabkuna ay salaan iyo hambalyo u dirayaan ehelkooda. ( Halkan ka daawo )

$
0
0

eid MubaarikAwdalpress – Dilla – Degmada DIlla oo ka mid ah degmooyinka Gobolka Awdal iyo Somalilandba ugu shacabka badan ayaa waxa ciiddii Arrafa aad uga muuqday farxadda ciidda, waxana shacabka magaaladu ay subaxdii isugu yimaaddeen barxadda weyn ee Masjidka magaalada, halkaasi oo ay ku guteen salaaddii ciidda. Salaadda kadibna, waxa uu weriye Jaray la dhex maray makrafoonka qaar ka mid ah duqayda magaalada iyo dad kaleba iyaga oo salaan iyo bogaadin u dirayey eheladooda iyo asxaabtooda gudaha iyo dibadda ku kala maqan. Waxana ka mid ahaa hadalladoodii….

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images