Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Wasiirka Boosaha Somaliland Mohamed J Abgaal oo raalli gelin ka bixiyey hadal dhalliilaya dawladda Siilaanyo oo uu saxaafadda mariyey Musharrax M/ku xigeenka UCID Abdirashid Mataan. ( Video ga daawo )

$
0
0

abgaal1Awdalpress – Hargeysa – Siyaasadda Somaliland ayaa sidii ay qabyaaladda ugu sinqaysey, waxaba sharci iska noqday in siyaasi walliba uu u jawaabo siyaasiyga reerkooda ah ee dawladda ku jira amma mucaaradka ka midka ah. Sidaasi oo uu macaash badani ugu jiro xukuumadda iyo dadka taageera ama mucaaridka iyo kuwa taageera.

cabdirashiid-mataan

Sidaasi daraaddeed, ayaa Wasiirka Boosaha Somaliland uu uga jawaabayaa hadal mucaaridaysan oo uu Musharraxa M/xigeenka UCID uu ku duray dawladda uu hoggaamiyo Ahmed Siilaanyo. Muxuu haddaba Abgaal uu ugu jawaabay inaadeerkii, Abdirashid Xasan Mataanse muxuu yidhi? labadii oo isa saaran halkan ka daawada:

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images