Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Hambalyo iyo taageero xukuumada cusub ee DDSI itoobiya

$
0
0

imageHambalyo iyo taageero xukuumada cusub ee DDS itoobiya :

Anagoo ah qurba joogta u dhalatay DDSI ee  gobolka siti gaar ahaan degmada danbal, ismaamulka diredawa, gobolka faafan degmada Aw barre iyo meelo kale waxaan taageeranaa kalfadhigii 1aad baarlamaanka DDS ee lagu doortay madaxwayne cabdi maxamuud cumar iyo afhayeenka mahamed rashiid isaaq madaxwayne ku xigeenada kala ah mawliid hayir hassan, c/xakin cigaal cumar, marwo sucaad Axmed faarax iyo dhamaanba golaha fulinta  ee ddsi hanbalyo hanbalyo ayaan leenahay hadaan nahay waxgaradka iyo aqoonyahanada gobolada faafan iyo siti waxan urajaynaynaa guulo wax ku oola xukuumada cusub .

1.Gudoomiyihii hore ee maxkamada degmada awbare Garyaan Bashiir Aw Xaamud.

2.Doctor Mawliid bade aden .

3.PROFF.Saxariid nuur muuse .

4.Aqoonyahanad farduusa nuur muuse.

5.abdinur abdullahi mohed obsiye .

6. Ahmed sheekh .

7.Mohamed ibrahim muhumed.

8.osman sheekh cumar muse.

9.siyaasi hore oo madaxdii kililka   halyey mudane cumar aw jibriil .

10.eng,khalid hassan aloore .

11.suldaan mahamed obsiye.

12.Madar nuur muuse .

13.Ahmed muhumed nuur

14.muhumed abdi

15.foosiye abdulle qalinleh

bxaamud@gmail.com

Bashir Xaamud


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images