$ 0 0 Awdalpress – Muqdisha – Fannaaniinta codka macaan leh ee Nimaac Hilaac iyo Fartun Cumar ayaa usbuucan shaw la isku arkay ka dhigay magaalada Muqdisha, waxana uu shawgaasi reebay xusuus iyo jacayl aan hore loo arag. Halkan ka daawo: Awdalpress