Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Prof. Ahmed Ismail Samatar oo su’aalo la xidhiidha damiciisa siyaasadeed lagu...

Awdalpress – London – Bishan July 12keedii, waxa uu Prof. Samatar cashar la xidhiidha dhaqaalaha iyo dhaqanka uu ka jeediyey guriga Oxford House ee magaalada London. Casharkaa ka dib ayaa dadweynihii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shawgii Nimcaan Hilaac iyo Fartuun Cumar ee Muqdisha ( Adaa yaabiye daawo...

Awdalpress – Muqdisha – Fannaaniinta codka macaan leh ee Nimaac Hilaac iyo Fartun Cumar ayaa usbuucan shaw la isku arkay ka dhigay magaalada Muqdisha, waxana uu shawgaasi reebay xusuus iyo jacayl aan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sababah keenaya in Somaliland cagta saarto dhaabaha burburka.

Marka laqiimaynayo siyaasad Qaran waxaajira habab loo qiimoyo sida, Qaran ladhisaayo loqiimeeyo, sida loo hagaayo jira loqiimeeyo iyo sida loosaadaaliyo mustabalka qaran hadaba saadaasha qaraninada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan iyo Wasiirka Iskaashiga UK oo ka Wadahadlay Dib u dhiska...

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Muqdisho ku qaabilay Wasiirka Iskaashiga Caalamiga, ahna sii-hayaha Wasiirka Arrimaha Afrika ee dalka Britain, Grant Shapps oo booqasho laba...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

xafladda caleema saarka madexweynaha iyo madexweyne ku xigeenka galmudug...

Awdalpress – Cadaado – Xaflad lagu caleema saarayey Madaxweynaha Galmudug iyo Madaxweyne ku xigeenkiisa, oo si weyn loo soo agaasimay ayaa ka dhacday magaalada Cadaado ee ku taalla gobolka Galgaduud....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdi alka Ingiriiska ka socda oo gaadhay Hargeysa iyo Madaxweyne Siilaanyo...

Awdalpress – London – Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Britain u qaabilsan horumarinta caalamiga, Grant Shapps, oo maanta socdaal gaaban ku tegay magaalada Hargeysa ayaa wadahadallo la yeeshay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mareegta Qarannews.com oo daabacay maqaal been abuur ah!

Aniga oo ah Maxamed Baashe X. Xasan waxa aan si mug leh uga xumahay in darka wararka ee Qarannews,com uu si khaldan u daabacay qormo aan lahaa oo faallo ahayd oo ku saabsanayd oddoroska hoggaamiyaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO: Wasiir Xirsi Oo Tilmaamay Culeyska Reer Boorama Ku Hayaan Mag-dhaw La...

‘xasuuqii taliskii siyaad bare gaystay waa in lawada sheegtaa kii Boorama iyo Meelo kale …Wasiir xirsi” Boorama(Awdalpress) wasiirka madaxtooyada Somaliland xirsi cali xaaji xasan oo ka qayb galay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddoomiye Cirro iyo Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Ujeedada Shirka Mucaaradka

Hargeysa(Awdalpress)July-25-2015-Hogaanka labada xisbi Mucaaradk Ucid iyo Waddani Mudane Faysal Cali Waraabe iyo Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay inay talooyin bilaa turxaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ethiopia: The New Powerhouse of Africa (By Abdulkarim Hassan Matan Ali)

Ethiopia is bursting with a feeling of unprecedented economic optimism owing to its high economic growth in the last twentyyears and the Ethiopian people wherever they are in the world are upbeat about...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Siilaanyo Oo Warbaahinta Soo Fadhiistay Isla Markaasina Weeraray...

 Hargeysa(Awdalpress) Madaxweyne siilaanyo oo markii ugu horaysay warbaahinta soo fadhiistay tani markii ay golaha guurtidu u kordhiyeen wakhtiga isaga iyo golaha wakiilada . siilaanyo ayaa weerar adag...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga WADANI Oo U Jawaabay Madaxweyne Siilaanyo .

Hargeysa(Awdalpress) Gudoomiyaha xisbiga wadani cabdiraxmaan ciro ayaa u jawaabay madaxweyne siilaanyo oo warbaahinta la hadlay saacado ka hor isla markaasina eedeyn kulul u soo jeediyey cirro . Halkan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qarax Xooggan oo ka Dhacay Muqdisho

Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu goordhowayd qarax xooggani ka dhacay goob u dhow garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Weriyaha VOA Axmed Xasan Colaad ayaa sheegay in...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne Siilaanyo kana kooban raxan wasiirro ah ayaa...

Awdalpress – Hargeysa – Wafdi ballaadhan oo uu hoggaaminayo Madaxeynaha JSL Mudane Ahmed Mohamed Siilaanyo ayaa maalintii shalay ahayd u boqoolay gobollada bariga Somaliland, waxana la sheegayaa in ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hotel Jazeera oo dhismihiisu aad u qurux badnaa ayaa mar keliya si kale isku...

Awdalpress – Muqdisho – Hotel Jazeera oo sidan u egaa ayaa mar kaliya sidan hoose isku beddelay, kadib markii qarax aan caadi ahayn lala beegsaday. Ugu yaraan Labaatameeyo qof ayaa ku geeriyooday tiro...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Aqoonyahan Mohamed Abdillahi Xaaji Obsiye oo immiga ku sugan dalka Sweden...

Awdalpress – London – Aqoonyahan Mohamed A Xaaji Obsiye oo had iyo jeer ka faallooda ama ka hadla arrimaha Somaliland iyo geeska Afrika, ayaa waxa uu immiga ku sugan yahay dalka Sweden, waxana uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Obama praises Ethiopia over fight against al-Shabab

US President Barack Obama has praised Ethiopia as an “outstanding partner” in the fight against militant Islamists. Its troops had played a key role in weakening the al-Qaeda-linked al-Shabab group in...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Obama and African leaders to consider sanctions in South Sudan’s civil war

US president and top officials from Uganda, Kenya, Ethiopia, and Sudan to consider ‘plan B’ to address conflict, including possible weapons embargo.   Barack Obama will discuss with African leaders on...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saif al-Islam oo uu dhalay Qaddaafi ayaa dil lagu xukumay

Awdalpress – London – Maxkamad ku taalla dalka Libya, ayaa dil toogasha ah ku xukuntay wiil uu dhalay madaxweynihii hore ee Libya Colonel Qaddaafi, Saif al-Islam, iyo toddoba qof oo kale. Madaxii hore...

View Article

Xidhibaanno sheegay in Khilaaf adagi soo kala dhex galay Madaxweyne Siilaanyo...

Awdalpress – Hargeysa – War aan la hubin oo ay sheegeen xildhibaanno ku jira gobolayaasha Somaliland ayaa tibaaxaya in khilaaf adagi u dhexeeyo Madaxweyne Siilaanyo iyo ku xigeenkiisa Zaylici. Halkan...

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live