Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir Jaraa’id oo ay laanta xisbiga Wadani ee Canada ay ku gaageereen shirka...

Awdalpress – London – Shir Jaraa’id oo ay qabteen xisbiga WADANI laantiisa Toronto ayaa taageeray shirka TALO QARAN ee ka qabsoomay magaalada Hargeysa, ee ay isugu yimaaddeen labada xisbi mucaarid iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Badhasaabka Gobolka Awdal oo Kulan la qaatey iskudwayaasha laamha dawlada ee...

Awdalpress – Borama – Guddoomiyaha gobolka Awdal oo baryahanba wada hawlo mug leh oo loo guuxay ayaa, isla markaana dar dar geliyey shaqooyinka ay wasaaraduhu ka qabtaan gobolka, ayaa waxa uu la kulmay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha dowlada Somalia oo goor dhoweyd furay shirkii hiigsiga cusub...

Awdalpress – Muqdisho – Goor dhoweyd waxa  magaalada Muqdisho ka furmay Shirka lagaga hadlayo arrimaha loogu magac daray Hiigsiga cusub ee dalka Somalia sannadka 2016-ka kaasi oo ay ka qeyb galayaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dagaal ay dawladda Faransiisku kula jirto Muhaajiriinta ka soo gudbaya...

Awdalpress – London – Ciidanka Booliska Faransiiska ayaa qabqabtay muhaajiriin tiradoodu gaareyso laba kun oo isku dayay inay isku qariyaan tareenno u socday Britain, halka kuwo kala ay ka gudbi rabeen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dagaal ooge hore oo ‘fududeeyay’ weerarkii hoteelka Jasiira

Mid ka mid ah dagaal oogayaashii hore ee magaalada Muqdisho ayaa fududeeyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee Axaddii la soo dhaafay lagu qaaday hoteelka Jasiira. Wasaaradda amniga Soomaaliya ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waraysi dhinac taban iyo dhinac toganba leh oo lala yeeshay Prof. Ahmed...

Awdalpress – London – Waraysi gaar ah oo lala yeeshay Prof. Ahmed Ismail Samatar, oo uu la yeeshay Abdihafid Mohamoud Jama oo ka hawlgala Universal TV. Hordhaca waraysiganna aan hore idiinku soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

As govt dismisses 2016 popular elections, UN rules out Somali leaders’...

MOGADISHU (HOL)—Days after Somalia’s government and parliament have jointly declared the country would not be able to hold popular elections in 2016, the United Nations envoy to Somalia has dismissed...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DANJIRE KAY: Marka la Gaaro Sanadka 2016-ka lama Aqbali doono in Mudada la...

Awdalpress – Muqdisho – Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya, Danjire Nicholas Kay ayaa Shir-weynaha Hiigsiga Cusub ee Soomaaliya oo maanta Muqdisho ka Furmay ka Sheegey in marka la gaaro sannadka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qodobada ugu Muhiimsan ee ka soo baxay Shirkii Hiigsiga 2016-ka ee Soomaaliya

Awdalpress – Muqdisho – Shirkii Hiigsiga Somalia ee 2016-ka oo shalay lagu soo gaba-gabeeyay Muqdisho ayaa waxaa laga soo saaray illaa 37 qodob. Qodobada Shirka ka soo baxay waxaa ka mid ah in la...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mas’uul ka tirsan maamulka Jubbaland ayaa sheegay in dastuurkii maamulka...

Awdalpress – Kismaanyo – Waxa maalintii seddexaad ka socda magaalada Kismaayo  shirka la doonayo in lagu ansixiyo dastuurka maamulka Jubbaland,  warbixin arrintaa ku saabsanna waxa saxaafadda siiyey...

View Article

Murankii Siyaasadeed ee xisbiyada Mucaaridka iyo Xukuumadda Somaliland oo sii...

Awdalpress – London – In dhawaala ahba waxa muran badani ka dhex socday xisbiyada mucaaridka iyo xukuumadda Somaliland, oo isku hayey mudda kordhinta ay guurtidu u samaysay dawladda Ahmed Siilaanyo. Oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tallaal wax looga qabanayo cudurka dilaaga ah ee loo yaqaan Ebola

Hay’adda caafimadka adduunka ayaa amaantay natiijada talaal wax looga qabanayo xanuunka Ebola, kaasoo 100% looga badbaaday intii lagu guda jiray tijaabada oo ka dhacday Guinea. WHO waxay sheegtay in...

View Article

Mohamed Abdillaahi Obsiye oo naqdiyey waraysigii uu Prof. Samatar lagula...

Oday Mohamed Abdillaahi Obsiye oo immiga ku nool dalka Sweden, dhawaanna ka yimid dalka Somaliland, ayaa waxa uu naqdiyey waraysi xasaasi ah oo lala yeeshay Pro. Ahmed Ismail Samatar. Sida caadada u ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qurtuba Publishing House: Changing the Western Muslim Narrative

Muslim Link had an opportunity to interview Ilhan Ibrahim, who, along with her two sisters Hodan Ibrahim and Ayan Ibrahim, have co-founded Qurtuba Publishing House.   1. Tell us about yourself My name...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

AXMED MADOOBE: 15-ka Augost dib ugama Dhacayso Doorashada Madaxnimada Jubbaland

Awdalpress – Kismaayo – Madaxweynaha Maamul-goboleedka Jubbaland Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Sh. Axmed Madoobe) oo Maanta Khudbad ka Jeediyay Shirkii Ansixinta Dastuurka Maamulka Jubbaland ayaa...

View Article


Madaxweyne Ahmed Siilaanyo oo illaa afar Mashruuc xadhiga ka jaray Burco. (...

Awdalpress – Burco – Madaxweynaha Somaliland mudane Ahmed Siilaanyo iyo wafdigii uu hoggaaminayey Burco ku soo af jaray Madaxweynaha oo xadhiga ka jaray mashaariic dhawr ah, waxana warkaasi ahaa sidan:...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xisaabiyaha guud ee Jamhuuriyadda Somaliland iyo Badhasaabka ayaa qaylo dhaan...

Awdalpress – Borama – Guddoomiyaha gobolka Awdal iyo maamulka degaanka ee gobolka ayaa xaaladda abaarta ee gobollada galbeedka ku habsatay qaylo dhaan ka muujiyey, waxana ay biyo dhaamis ka bilaabeen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barnaamijka xiisaha badan ee Dhab ka Hadal oo ka baxa Kalsan TV, maxaa lagu...

Awdalpress – London – Weriye Faysal Abdillaahi Xaaji Abdi oo aalaaba daadihiya barnaamijka Dhab Ka Hadal ayaa waxa uu Kalsan TV ka sii daayey barnaamij aad u xiiso badan, waxana uu waraystay Abdirahman...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Abaaro ku Dhuftay Degmada Baki iyo Odayaasha Deganka Oo Baaq U Diray Madaxda...

Baki(Awdalpress) Odayaasha bariga degmada Baki ayaa baaq qaylo dhaan ah u diray Madaxda  Somaliland iyo Hay’daha caalamka in ay Gar-Gaar deg deg ah la soo gaadhaan dadka deegaankaasi oo abaaro xoogani...

View Article

Soomaaliya oo gacan ka geysaneysa baaritaanka lagu hayo Soma Gas

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay diyaar u tahay inay gacan ka gaysato baaritaanka musuqmaasuqa la xiriira ee dowladda Britian ay ku hayso shirkadda Soma Oil and Gas Exploration Limited...

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live