Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Badhasaabka Gobolka Awdal oo Kulan la qaatey iskudwayaasha laamha dawlada ee gobolka. Maxay ka wada hadleen?

$
0
0

breaking-news1Awdalpress – Borama – Guddoomiyaha gobolka Awdal oo baryahanba wada hawlo mug leh oo loo guuxay ayaa, isla markaana dar dar geliyey shaqooyinka ay wasaaraduhu ka qabtaan gobolka, ayaa waxa uu la kulmay isu duwayaasha wasaaradaha, waxana uu ka hadlay arrimo muhiim ah oo ay ka mid tahay, gaadiidka ay hay’aduhu ka soo kiraystaan Hargeysa ee cuna qabataynta ku haya gobolka. Waxana uu hoosta ka xarriiqay in ay ka maamul gobol ahaan ay ka hawl geli doonaan, sharciyana ay ka soo saari doonaan, ciddii sharcigaa u hoggaansami weydana ay tallaabo sharciya ka qaadi doonaan.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles