Baki(Awdalpress) Odayaasha bariga degmada Baki ayaa baaq qaylo dhaan ah u diray Madaxda Somaliland iyo Hay’daha caalamka in ay Gar-Gaar deg deg ah la soo gaadhaan dadka deegaankaasi oo abaaro xoogani ku dhufteen .
Halkan Ka Daawo :
khadar labaqaydle.