Awdalpress – London – Weriye Faysal Abdillaahi Xaaji Abdi oo aalaaba daadihiya barnaamijka Dhab Ka Hadal ayaa waxa uu Kalsan TV ka sii daayey barnaamij aad u xiiso badan, waxana uu waraystay Abdirahman Abdillaahi Xaaji Abdi oo ka hawl gala mashruuc ku wajahan dhalinyarada, waxana uu Abdirahman dhawaan la kulmay boqoradda dalkan Ingiriiska, waxana ay ku hambalyeysay mashruucan oo runtii ay dawladda Ingiriisku aad u soo dhaweysey/
Nala daawo:
Awdalpress