Maydka askari u dhashay China oo lagu dilay Muqdisho oo dalkiisa loo dhoofiyay
Maydka muwaadin u dhashay dalka China oo lagu dilay weerarkii dhowaa ee lagu qaaday hoteelka Jasiira ee magaalada Muqdisho ayaa lagu celiyay dalkiisa. Zhang Nan iyo labo kale oo ka mid ahaa ilaalada...
View ArticleHambalyo aroos oo ku socota Mohamed Cilmi Seed iyo Nimco Ahmed Aden
Sacdiya Ahmed Aden, Hussein Ahmed Aden, Abdi Ahmed Aden iyo dhammaan reer Ahmed Aden waxa ay hambalyo iyo tahniyad u dirayaan Mohamed Cilmi Gidhiish iyo Nimco Ahmed oo meherkoodu ka dhacay Borama,...
View ArticleQorshayaal cusub oo dawladda Ingiriisku ka soo saartay dadka Magan-geyo...
Awdalpress – London – Xukuumadda dalka Ingiriiska ayaa ku dhawaaqday qorshayaal ay dad dhul haysta oo Mas’uul ka noqda ka saaridda guryaha dadka tahriibayaasha ah ee magan-gelyo doonka haddii...
View ArticleUN-backed international forum delivers roadmap for Somalia’s future
The United Nations and its partners have welcomed the significant commitments made at a recent high-level forum in Somalia that will be critical to the future of the Horn of Africa nation, including...
View ArticleNUSOJ oo dalbatay siideynta wariyeyaasha ku xiran Dhuusamarreeb
Awdalpress – Muqdisho – Ururka suxufiyiinta qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa ugu baaqay mas’uuliyiinta ururka Ahlu-Sunna Wal-Jameeca in ay siidaayaan wariyeyaal ay ku xireen magaalada Dhuusamarreeb....
View ArticleMunaasabad Loo Qabtay Ardaydii Ugu Horeysay Ee Ka Qalin Jabisa Kulliyada...
Boorama-(Awdalpress)-Kuliyadan oo ah kuuliyaddii ugu horeysay ee nooceeda ah ee laga aasaaso geeska Africa ayaa wax la soo gaadhay midha dhalkeedii oo ay ka qalinjabiyeen 37 kii arday ee ugu horeysay...
View ArticleXukuumada iyo Asxaabta Mucaaridka Somaliland oo Si Kala Duwan Uga Hadlay...
Hargeysa (Awdalpress) xukuumada talada haysa iyo asxaabta mucaaridka ayaa si kala duwan uga hadlay xidhitaanka xafiiska midowga yurub ee magaalada hargeysa . HALKAN KA DAAWO :
View ArticleTacsi tiiraanyo leh oo ku socota reer Aden Hassan.
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Hawl wadeennada shabakadda Awdalpress waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii Marxuum Mohamed Mohamoud Aden Hassan oo loo yaqaannay Hurre, oo ku...
View ArticleDood adag oo siyaasiyiinta reer Hargeysa foodda is dareen iyo sida labada...
Awdalpress – London – Dood aad u adag oo laga sii daayey Horn Cable TV, oo ay foodda is dareen Siyaasiin culayskooda leh ayaa waxa lagaga hadlayey muddo kordhintu in ay sharci tahay in ay qayrul sharci...
View ArticleGaas oo la kulmay ku-xigeenka cusub ee UNSOM
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa aqalka madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay ku-xigeenka cusub ee wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Peter de...
View ArticleKhilaafka Jaamacadda Hargeysa maxaad kala socotaa? Prof. Ahmed M Cadaadse ma...
Hordhac. Inta aynaan akhriyin war ku saabasan khilaafka ka dhex jira horuudyada Jaamacadda Hargeysa iyo Maamulka Jaamacadda, ee sababtay in la xidho Jaamacadda Hargeysa, ayaan jeclaysannay in aan...
View ArticleDad Qaxooti Somaliyeed ah oo iskood uga soo laabtay xirada Dhadhaab ee ku...
Awdalpress – Dhadhaab – Qaxooti Somaliyeed oo tiradoodu gaashaysay 116 qof, oo ka mid ahaa Qoxootiga Soomaaliyeed ee ku noolaa xerada Dhadhaab ee dalka Kenya, ayaa maanta laga soo dejiyey garoonka...
View ArticleMidawga Yurub waxa ay ku dhawaaqeen inay Somaliland ka bixi doonaan oo xidhi...
Awdalpress – Hargeysa – Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland, Maxamed Biixi Yoonis ayaa maanta sheegay inay si hoose u maqleen in Ururka Midowga Yurub ay yareynayso Shaqada Xafiiska ay ku lahayd...
View ArticleMaanta oo kale Taariikhdu markii ay aheed 6-Agoosto 1945-tii waxa qunbuladda...
Awdalpress – London – Maanta oo kale Taariikhdu markii ay aheed 6-Agoosto 1945-tii ,ayaa Dowlada Mareykanka waxa ay bambaanada Necluer-ka ay ku dhufatay magaalada Hiroshima ee dalka Japan, waxaana...
View ArticleBoorame:Odayaal Sheegay In Dhul Ay Lahaayeen In Laga Dumiyay Si An Sharci Ahayn
Boorama(Awdalpress) odayaal ka tirsan beelaha dega degmada Boorama ayaa si adag uga hadlay dhul ay dowlada hoose ee degmada Boorama burburisay kuwaasi oo soo bandhigay sharciyadii ay u haysteen dhulka...
View ArticleDaawo:Boobe Yusuf Ducale Oo Ka Hadlay Qaabka Loo Ilaaliyo Amaanka Madaxweyne...
Hargeysa(Awdalpress)August-06-2015-Xoghayaha warfaafinta ee xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, Boobe Yuusuf Ducaale, ayaa xukumadda ku eedeeyay inay faafisay warar xalay soo baxay oo sheegayay in xilka...
View ArticleOGEYSIIS: Xaflad weyn oo ay qabanayaan hay’adda Samadoon Foundation kana...
Waxa dhammaan dadweynaha reer Awdal iyo taageerayaashooda ku nool waddanka Ingiriiska lagu wargelinayaa in xaflad loogu talaga hay’adda Samafalka Samadoon Foundation lagu qaban doono: Goobta: St...
View ArticleDAAWO: Labaane Turki Ah Oo Xaflada Arooskooda Quudiyey 4000 Oo Qaxooti...
Fethullah Üzümcüo?lu and Esra oo ah labaane cusub oo turkish isla markaasina ku aroos galay degmada kili oo ku taala xuduuda suuriya iyo turkiga ayaa xafladii arooskooda quudiyey 4000 oo qaxooti...
View ArticleGUDDOOMIYIHII JAAMACADDA HARGEYSA IYO KU-XIGEENKIISII OO XILALKOODI ISKA CASILAY
Hargeysa (Awdalpress – Guddoomiyihi Jaamacadda Hargeysa Cabdi Xuseen Gaas iyo ku xigeen kiisii Cabdulsalaam Yaasiin aya shalay iska casilay xilalkoodi ka dib marki ay xukuumaddu wax talaabo ah oo...
View ArticleMaxaa kuu caddaynaya in Siyaasaddii Somaliland waalatay? ( Daawo Video-gan )
Awdalapress – London – Intii mudda ahba waxa kolba sare u sii kacayey is qab qabsiga iyo yoo yootanka xisbiyada Mucaaridka iyo xukuumadda, sidoo kale waxa qaylo aan kala joogsi lahayn laga maqlayey...
View Article