Maydka muwaadin u dhashay dalka China oo lagu dilay weerarkii dhowaa ee lagu qaaday hoteelka Jasiira ee magaalada Muqdisho ayaa lagu celiyay dalkiisa.
Zhang Nan iyo labo kale oo ka mid ahaa ilaalada ammaanka safaaradda China ee Soomaaliya ayaa dalkooda habeenkii Sabtida.
Dhibbanayaashan ayaa wax ku noqday weerarkii kooxda Al-Shabaab ay ku qaadday hoteelka oo deegaan u ah dhowr safaaradood oo ay ku jirto midda dalka China.
Dad ayaa isugu yimid gagada diyaaradaha ee laga dajinayay naxashka lagu siday maydka askariga, waxayna muujiyeen sida ay uga xun yihiin geerida ku timid askariga