Awdalpress – London – Dood aad u adag oo laga sii daayey Horn Cable TV, oo ay foodda is dareen Siyaasiin culayskooda leh ayaa waxa lagaga hadlayey muddo kordhintu in ay sharci tahay in ay qayrul sharci tahay. Waxana doodda ka qayb qaadanayey, wasiirradii ugu tunka weynaa mid ka mid ah ee dawladdii Rayaale iyo siyaasiyiin kale oo aan ka dhicin. Bal aan u kala baxno sida waraysigu u dhacayo:
Awdalpress