Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Daawo:Boobe Yusuf Ducale Oo Ka Hadlay Qaabka Loo Ilaaliyo Amaanka Madaxweyne Siilaanyo

$
0
0

boobeHargeysa(Awdalpress)August-06-2015-Xoghayaha warfaafinta ee xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, Boobe Yuusuf Ducaale, ayaa xukumadda ku eedeeyay inay faafisay warar xalay soo baxay oo sheegayay in xilka laga qaaday Mr Boobe iyo Xamarji oo waddani ka tirsan.

Warqad lagu faafiyay baraha bulshada iyo mareegaha wararka qaarkood ayaa lagu sheegay in xoghayaha guud ee waddani xilalka ka qaaday Mudane Boobe iyo Xamarji, iyadoo lagu eedeeyay khiyaamo xisbi,balse warqaddaasi mid la been abuuray ayaa ku tilmaamay Boobe.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles