$ 0 0 Fethullah Üzümcüo?lu and Esra oo ah labaane cusub oo turkish isla markaasina ku aroos galay degmada kili oo ku taala xuduuda suuriya iyo turkiga ayaa xafladii arooskooda quudiyey 4000 oo qaxooti suuriyaan ah oo ku sugan degmadaasi Halkan Ka DAAWO :