Awdalpress – London – Aqoonyahan Mohamed A Xaaji Obsiye oo had iyo jeer ka faallooda ama ka hadla arrimaha Somaliland iyo geeska Afrika, ayaa waxa uu immiga ku sugan yahay dalka Sweden, waxana uu Somaliland ka sokeeyaa muddo bil ah. Waxana uu maanta ka warbixinayaa xaalaad badan oo ka dhacay Somaliland amma immigaba jira.
Awdalpress