Awdalpress – London – Dhul weyne ay warshaduhu dhinaca isku hayeen ayaa la sheegayaa in uu illaa immiga holcayo. Illaa immigana lama garanayo sababta dabka dhalisay, inkasta oo la sheegayo in la isku qarxiyey. Waxana dabkan ku geeriyooday dad aad u badan oo kor u dhaafay konton qof, sidoo kale waxa ku basbeelay hanti malaayiin doollar gaadhaysa.
Halkan ka daawo.
Awdalpress