Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Xasan Sheikh oo Mooshin lagu ridayo Baarlamaanka Somalia

$
0
0

imageAwdalpress(Muqdisho) 14-08-2015–In ka badan 90 xildhibaan ayaa u gudbiyay guddoonka baarlamaanka federaalka Soomaaliya mooshin ka dhan ah madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Waxay ku eedeeyeen madaxweynaha inuu ku xadgudbay dastuurka.

Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in xildhibaannada ay ku eedeynayaan madaxweynaha musuqmaasuq iyo inuu wiiqay dadaallada dhismaha ciidanka qaran oo xooggan.

Madaxweynaha ayaa diyaarinaya jawaab ku aaddan eedeymaha asaga ka dhanka ah, sida uu sheegay afhayeenkiisa Daa’uud Aways.

Isku dhac kale ayaa wiiqi kara dadaallada dib u dhiska hay’adaha dalka kaddib rubuc qarni dalka uu ku jiray dagaal sokeeye.

RBK


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles