Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

DAAWO: 4 Qof Oo Ku Dhaawacmay Rag Hubaysan Oo Galay Goob Ganacsi Oo Ku Taala Boorama

$
0
0

Snapshot(2)Boorama(Awdalpress) Rag hubaysan oo aan haybtooda la garaynin ayaa xalay 9 habeenimo weerar ku qaaday meherad ganancsi ku taala badhtamaha mgaalada boorama ee xarunta Gobolka Awdal halkaasi is rasaasay xoogani oo mudo socotay ay dhacday ,waxaana falkaasi ku dhaawacmay 4 qof oo iskugu jiray dad ka xoogsada meherada horteeda iyo dad kale oo shacab ah oo goobtaasi ku dhawaa .

Halkan Ka Daawo :


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images