Siyaasi maxamed cabdilaahi obsiiye oo ka mid siyaasiyiinta ka soo jeeda Gobolka Awdal ayaa ka hadlay arimo badan oo ay ka mid yihiin go’aankii xildhibaanada Gobolada Galbeedka Somaliland ka qaateen in lagu galo saamigii goboladu ka heleen xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ,sidoo kale siyaasi obsiiye ayaa ganafka ku dhuftay taariikh uu ka sheekeeyey xoghaya golaha guurtidu, ugu dambeyntii waxaan uu ka hadlay siyaasi obsiiye xadhig lagula kacay marwo hilaal oo ka mid ah maamulka cusbitaalka al-xayaat waxaanu hambalyeey suldaan Abshir muuse ducaale.
Halkan Ka Daawo :




