Dawlada Somaliland sida lawada ogyahay amalagu yaqaano taariikhdeeda waxay ku dhisantahay ismaqal kala danbeyn iyo isku tanaasul. Waxaamaalmihii ugu danbeeyey aad loogu hadal hayaasaxaafada,warbaahinta kale duwan iyo dhamaanwadanka oo dhan in ay xildhibaanada reer awdaldalbadeen in loo kordhiyo tirada mudanayaasha lagasoo doorto gobolka awdal iyo salel oo ayna ku filnayninta ay ku fadhiyaan waqtigani xaadirka ah hadii kaleayna doorashada soo socota gobolada awdal iyo salelayna ka qayb gali doonin.
Kadib markii la keenay xeerkii golahawakiilada ayaa la isku qabtay golaha dhesdiisa xeerkahala ansixiyo reer awdalna waxay yidhaahdeenTirakoob hala sameeyo si loogu saleeyo saamiqaybsiga xildhibaanada ee gobol kasta. Iskusoo wadaduuboo markii ay ku qanci waayeen xildhibaanadagobolka awdal iyo salel way ka dareereen golihii. Sidiidhaqanka iyo caadada inoo ahayd waxaa laguyaqaaney golaha wakiilada somaaliland inaykalfadhigaa hakiyaan waayo waxaa maqan labo goboloo dhan oo ku leh mugweyn bulshadawaynta reer soomalilnd. Baarlamaankii kan ka horeeyey ayaadhacdadan oo kale soo martay, waxaa golaha baarlamaanka gudoomiye ka ahaa Alle ha unaxariistee Qaybe oo ahaa nin garanaya midnimada,wada jirka,wada tashiga,isku tanaasulka iyo jiritaankasoomaaliland Shirkii ayuu joojiyey waxa uuna yidhi(kooramka shirka wuu inoo buuxaa maahamacnaheedu laakiin waxa weeyi gobol dhan ayaa inagamaqan inoo hakiyo aan la hadalno walaalaheena inagamaqan sidaa ayuuna ku joojiyey ilaa uu kasoo celinayey golaha xildhibaanada ka biyo diidayqodobkaas)
hadaba gudoomiyaha maanta xilka hayamudane: C/rahmaan Maxamed C/laahi (ciro)arintaasi wuu ku fashilmey wuxuuna ugu tala galayinuu xumeeyo xildhibaanada kasoo jeeda goboladaawadal iyo salel waa uuna iska watay maadama uukooramkii u buuxsamay waxaa uuna ugu talo galayinuu kal geeyo dadka iyo dalkaba waayo garaadkiisaayaa kasi waayey inuu shirka hakiyo reer awadalnaqanciyo uuna iska watay arintiisii.
Hadaan ka hadalno dhacdadii xilka lagagaxayuubinayey gudoomiyaha galaha wakiilada waxaabadbaadiyey waxay ahaayeen xildhibaanada kasoojeeda gobolka awadal iyo salel waakii markey kadareereen golihii uu buuxsami waayey sidaana waakiiku badbaadey hadayna maalintaa ka dareerinxildhibaanada gobolada awdal iyo salel maanta kursigama fadhiyeen ee iyaga ayuu ku fadhiyaa maanta lakiiniyaga waaka sidaa u galay ee xumeeyey. Taa waxaa siidheer maalintaa ay ciro badbaadiyeen waxaa xidhibaanada gobolka awadal iyo salel amaan aad ubalaadhan u direy salaadiinta,cuqaasha iyowaxgaradka ay isku beesha yihiin ciro maanta markuusidaa ugalaey xildhibaanadii sidaa u wanaajiyeymayan ahay inay salaadiintii ,cuqaashii iyo waxgaradkii kasoo jeeday beesha ciro inay isagacambaareeyaan xildhibaanadana iyo bulshadii reerawdal iyo salel ka raali galiyaan dhacdadaa foosha xunleh ee uu sameeyey gudoomiye ciro intaa aan soosheegayba ma aanay dhicin hadaba maxaa talo al?
Sida lawada ogyahay mudane ciro reerawdal way soo dhaweeyeen ilaa maalintii uu xisbigasamaynayey waxay usoo dhaweeyeen si fiican xataawaxay gudoonsiyeen xoolo nool (geel ) ugu deeqeenisaguna waxa uula sugaayey jaanis uu ku xumeeyo
Ugu danbayn waxaan laahay cuqasha,salaadiinta ,aqoonyahay iyo bulshada reer awdal ninkaa maanta isaga oo cod iniga raba sidaa iniigalaya maberi hadaad codsiisaan oo uu noqdomadaxweyne maxuu yeeli waxaa iyo wax kasii daran.
Waxaan kula talianayaa dadweynaha sharafta leh eedega gobolada awdal iyo salel inay iska hubiyaan oo ay fiiro gaar ah u yeeshaan gudoomiye ciro waayo ciromaanta waxa weeyi gudoomaiyaha ahna musharaxa xisbiga wadani laakiin waxaa uu sameeyaa reer awdaluu isku diraa oo maalinba reer ayuu meel madow kulashiraa oo uu yidhaahdaa iniga ayaan idinsiinayaa kuxigeenka isaga oo ina gudoomiye ku xigeenkakoowaad ee xisbiga wadani mudane: ahmed muminseedna ku yidhaahda adaa ku xigeenka iska leh
Waxaan kusoo gabagabaynayaa oo aan usoojeedinayaa bulshada reer awdal salaadiintooda,cuqaashooda, aqoonyahanka iyo shacabweynahoodabamaanta waxaa lagu jiraa loolan siyaasadeed oo aad uadag markaa ninkaa iska hubsada.
Lasocda qaybta 2aad
Qalinkii : Mohamed Farah Kibaar
Telephone: 0634454466
Email: kibaar99@gmail.com





