Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Fanaadda Laki ee reer Holand oo ku dulul bururtay dumarka soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka ingiriiska ee u badan garoobaha raggoodiina Boliska u adeegsaday ee guriga ka eryey

$
0
0

heeska-daawo

London (Awdalpress) Fanaanadda Laki Xaaji Wacays ayaa waxaa ay soo saartay hees WADDANI ah oo ka hadleysa dhammaan geyiga Soomaalidu ay degto, Sida Guud ahaan Jamhuuriyada Soomaaliya, Jabuuti, deegaanka Soomaalida ee Itoobiya iyo Kan Waqooyi barri Kenya.
Heesta “DHULKEENA BARWAAQADIISA” waa Hees la odhan karo Socdaal dheer oo ammaan ah ayey dhulkaasi oo dhan ku mareysaa, waxaa heestan laxanka saaray Abdi Baadil Ibraahim, Waxaana Sameeyay Abwaan Guulwade.
Fannaanadda oo Bandhig faneed Ballaadhan oo ay qabtay ka qaadday Heestan ayaa waxaa si wayn uga dhexmuuqday Xiddigaha ugu caansan dalka UK, sidoo waxa Qoob ka ciyaar isna ka cayaaray Cabdi Good Abees – DAAWO HEESKA.

Awdalpress.com
Rag Is Baray


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles