Greece’s push back of asylum boats puts lives at risk, says Amnesty
When the Greek coastguard was recently,the world threw its hands up and cried foul. But, according to Amnesty International, this is a practice that has been happening on a regular basis over the past...
View ArticleDAAWO; sheekh aadan siiro oo ka hadalay lunsiga hantida ka dhexeysa gobolad...
HARGAYSA(Awdalpress)—DAAWO; Sheekh Adam-Siiro Oo ka Hadlay Lunsiga Hantida Umada Iyo Sida Heshiiska Loogu Yahay Awdalpress.com Rag Is Baray
View ArticleDAAWO;siyaasiga guurguura xaabsade . oo ka diriyey xaalada dhabta ah ee...
GAROWE(Awdalpress)…Axmed Cabdi Xaabsade Wasiirkii hore ee Warfaafinta Somaliland oo kamida siyaasiyiinta ka soo jeeda gobolka sool lakiinse u shaqo tagay maamul goboleedka Puntland ayaa ka dayriyay...
View ArticleKhilaaf ka dhex jira Taliyaha Booliska Somaliland iyo Badhasaabada dalka
Awdalpress(Hargaysa) 28 Aug. 2015– khilaaf maamul oo xoogan ayaa ka dhex bilaabmay Taliyaha ciidanka booliska Somaliland Taliye Fadan iyo badhasaabada gobolada Somaliland, wararka aan helayno ayaa...
View ArticleWar Degdeg ah: Xildhibaan Rashiid Hoosijeed oo shil Baabuur ku galay...
Awdalpress (Borama) 29 Aug.2015– Xildhibaan Rashiid Maxamed ismaciil hoosijeed oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliland ee ka soo jeeda gobolka Awdal ayaa saaka waabarigii gaadhigii uu watay...
View ArticleHa’yadda German Agro-Action Oo Tababar Laga Hadlayo Masiibooyinka Dabiiciga...
Boorama(Awdalpress) Ha’yadda German Agro Action ayaa tobabar lacaga hadlayo ka horta masiibooyinka dabiiciga ah ku qabtay magaalada Boorama kaasi oo lagu wacyi galinayo bulshada sidii looga hortiga...
View ArticleSiyaasiga Tarsan muxuu ka yidhi socodaalkii uu ku hakaday maddaarka Hargeysa...
Muqdisho:(Awdalpress)—–Siyaasiga Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) oo hore u noqday duqa magaalada Muqdisho ee caasimadda Somaliya, ayaa wuxuu dhawaan taraansit ku maray madaarka Caalamiga ah ee Cigaal...
View ArticleGuddoomiye Ramaax oo ku sifoobay mas’uul daacad ka ah shaqadiisa ( Halkan ka...
Awdalpress – Borama – Badhasaabka gobolka Awdal Maxamuud Ali Saleebaan ( Ramaax ) oo ah governer ku caan baxay in uu shaqo fiican ka hayo gobolka ayaa maantana dhagax dhigay guri weyn oo looga talin...
View ArticleWarbixin laga diyaariyey dekedda Berbera oo ay ka hadlayaan Wasiirka...
Awdalpress – London – Labada wasiir ee Arrimaha dibadda iyo xannaanada xoolaha oo ka mid ah wasiirrada aqoon ahaan iyo shakhsi ahaanba miisaanka ku leh Somaliland ayaa mar kaliya ka soo dhex muuqday...
View ArticleMaxaa ka hore taagan cabdiqaasim salaad xasan M/weynihii dawladii carta in uu...
Egypt (Awdalpress.com)—Madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/qaasim Salaad Xasan, ayaa ka hadlay marxalada uu ku sugan dalka Soomaaliya iyo waxyaabaha la gudboon dowlada Xasan Sheikh Maxamuud uu...
View ArticleFanaadda Laki ee reer Holand oo ku dulul bururtay dumarka soomaaliyeed ee ku...
London (Awdalpress) Fanaanadda Laki Xaaji Wacays ayaa waxaa ay soo saartay hees WADDANI ah oo ka hadleysa dhammaan geyiga Soomaalidu ay degto, Sida Guud ahaan Jamhuuriyada Soomaaliya, Jabuuti,...
View ArticleGunaanadkii shirkii EPRDF iyo khudbadii uu ka jeediyay M/waynaha DDSI Cabdi...
Awdalpress(Maqale)–29 August 2015, Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa saaka furitaankii shirwaynihii 10,aad ee xisbiga EPRDF kajeediyay khudbad dhaxalgal ah oo dhinacyo badan...
View ArticleShirka Wadatashiga ee Golayaasha maamulka khaatumo uga furmay balaycad ayaa...
Balaycad (Awdalpress) Waxaa maanta magaalada Balicad oo Shir uga Furan yahay Golayaasha kala duwan ee maamulka khaatumo Kulan ku yeeshay Golaha wasiirada Maamulka Khaatumo, Kulankaasi oo ay shir...
View ArticleHabar dhaliwayday aleelo ku waalatay , barbari ninkii beeray ayey gubtaa
MAANSO QABYAALAD-DIID Ee Abwaan Xasan Dhuxul Laabsalaax HARGEYSA WAAN U OOYAYAA Awdalpress.com Rag Is Baray
View ArticleMichael Jackson dhintay 2009 oo adduunka ka shikisanyahay in uu soomaali ku jiro
Michael Jackson dhintay 2009 oo adduunka ka shikisanyahay in uu soomaali ku jiro Awdalpress.com Rag Is Baray
View ArticleDaawo :maxaa ka soo baxay shirweynihii Wadatashiga beelaha daarood ee ay...
Gaalkacyo(Awdalpress.com)—Shiweynaha Wadatashiga Puntland oo maalintii shalay lagu soo afmeeray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa kaso baxay go’aamo ay isku raaceen Egada ka qayb...
View ArticleWafdi uu hogaaminayo Ra’iisul wasaare soomaaliya omer abdirashiid ali...
Kismaayo(Awdalpress.com)—Ra’iisul wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta laga sugayaa inay gaaraan magaalada Kismaayo ee xarunta...
View Article” Waxaa meesha ka baxday Nidaamkii wada lahaanshaha Dibu-quraadiyadda ee la...
Togdheere(Awdalpress.com)—-Guddoomiyihii hore ee gobolada Maroodijeex iyo Togdheer Axmed Cumar X. Cabdilaahi (Xamarji), ayaa sheegay in siyaasada Xisbiga tallada haya ee KULMIYE ay Somaliland u...
View ArticleSaddexda Gudoomiye ma ka go an tahay Qaranimada soomaaliland mise waa qawda...
Saddexda Gudoomiye Xisbi Qaran daawo wax dhacay—- Awdalpress.com ————– ————–
View ArticleGoldhaafkan wakhtiyadan dambe dadka soomaliyeed qaar lagu xantaa ma wax...
Goldhaafkan wakhtiyadan dambe dadka soomaliyeed qaar lagu xantaa ma wax godoldhigatay 25 sano ee burburka mise wuu ka horeeyey Awdalpress.com Rag Is Baray
View Article