Kismaayo(Awdalpress.com)—Ra’iisul wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta laga sugayaa inay gaaraan magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland.
Safarka Ra’iisul wasaaraha ayaa la sheegay inuu ku saabsan yahay dhamaystirka wada hadaladii u dhexeeyey dowlada federaalka Soomaaliya iyo dowladda Jubbaland oo dhawaan labo guddi u kala magacaabey wada hadaladaas si loo dhameystiro mugdiga siyaasadeed ee ka dhextaagnaa labada dhinac.
Wixii faahfaanin ah kala soco wararka soo socda
Awdalpress.com
Rag IS Baray
↧
Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul wasaare soomaaliya omer abdirashiid ali sharmaake oo maanta ku wajahan magaalada Kismaayo
↧