Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Ismaaciil Hurre Buubaa Oo Goor Dhawayd Kasoo Degay Madaarka Hargaysa Iyo Soo Dhaywn Aan Loo Kala Hadhin Oo Ay Reer Hargaysa Ku Qaabileen

$
0
0

Hargaysa:(Awdalpress.com)- Waxa goor dhaywd kasoo degay Gegida Dayuuradaha Caalamiga ahee Cigaal International Airport Siyaasiga weyn ee Reer Somaliland,Pro. Ismaaciil Hurre Buubaa,kaas oo kasoo kicitimay Dalka Qadar.
Soo-Dhaweynta-Professor-Ismaaciil-Hurre-Buubaa2

Ismaaciil Hurre Buubaa,ayaa waxa soo dhaweeyay Boqolaal Dadweyne reer Hargaysa ah,Siyaasiyiin, Madax-dhaqameed,aqoon-yahano iyo Wax-garad kale oo aad u tiro badan.
Proff-ka oo Warbaahinta kula hadlay Qolka Nasashadda ee VIP-ga loo yaqaano ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay inuu Dalkiisa Hooyo kusoo noqdo.

Soo-Dhaweynta-Professor-Ismaaciil-Hurre-Buubaa

Awdalpress.com
Rag Is Baray


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images