Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

DAAWO BBC: Nicholas Kay oo Waraysi Uga hadlay Mooshinka Madaxwaynaha, Kana dayriyey xaalada adag ee Somalia

$
0
0

Ergayga_UN_ka_ee_Somalia_Kay
Ergayga qaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa sheegay in adduunku uusan ka sii jeedsan karin Soomaaliya, iyada oo ay sare u sii kacaday dadka ay cuno yaridu haysato.
Nicholas Kay waxa uu BBC-da u sheegay in Soomaaliya aan wali sidii loogu talagalay loogu helin kharashaadkii caalamiga ahaa ee loo dalbay, Isniintii waxaa la shaaciyay in 3.1 milyan oo qof Soomaaliya ku nool in ay u baahanyihiin gargaar baniiaadminimo.
Nicholas wuxuu sheegay in ayba xaaladdu ka sii dari karto dhamaadka sanadkan, Hase ahaatee Nicholas waxa uu sheegay in uu dalku horumar ka sameeyay isbdalada dhanka siyaasadda iyo dagaalka Al-shabaab
HALKAN KA DAAWO WARAYSIGA BBC-DA EE NICHLOSKAY

Ergaygu wuxuu magaalada Addis Aba ugu waramay wariyaha BBC-da Emmanuel Igunza , Cabdirisaaq Xaaji Catoosh ayaa inoo soo koobaya.

Awdalpress.com
Rag Is B aray


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images