Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Qashinka aan huwanahay ayaa naga dulqaadi dhegeyso:-

$
0
0

42

Machadka Chattam House ee magaalada London ee dalka Britain, ayaa soo saaray warbixin ka kooban 20 bog oo arrimaha Soomaaliya ku saabsan.
Warbxintan, ayaa waxa ay ku saabsan tahay cilmi baaris uu aqalka Chattam House ka sameeyey xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan hiigsiga sanadka 2016-ka, hannaanka federaalka iyo dhismaha maamul goboleedyada.

Warbixintan, ayaa waxaa lagu sheegay in beesha caalamka aysan ogolaan doonin in hay’adaha dowladda ee iminka jira ay sameystaan waqti kororsi, ay xilka kusii dhaafsanayaan bisha August ee sanadda 2016
HALKAN KA DHEGAYSO WARBIXINTA OO DHINACYO BADAN VOA


Awdalpress.com
Rag Is Baray


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images