INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAA JCUUN.
Annaga oo ah reer Sh. Omer Goth waxa aan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhammaanba reer Abdillaahi Xaaji Abdi iyo elehladiisii oo ay ugu horreeyaan carruurtiisii iyo xaaskiisii meel kasta oo ay dunida ka joogaanba. Waxana aan ka tacsidaynaynaa geerida ku timid Marxuum Abdillaahi Xaaji Abdi Muude oo ku geeriyooday magaalada Sheed Dheer.
Reer Sh. Omer Goth