INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
Dhammaanba dadka magacydoodu hoos ku qoran yihiin oo ka tirsan Jaaliyadda Somalida ee gobolka Bedfordshire, waxa ay tacsi u dirayaan eheladii uu ka geeriyooday Marxuum Abdillaahi Xaaji Abdi oo ku geeriyooday magaalada Sheed Dheer oo ka tirsan degmada Aw Barre ee Ismaamulka Somalida Ethopia.
- Aden Cilmi ( Dallacaaye )
- Ahmed Jaamac Taarwale
- Ahmedweli Sh. Omer Goth
- Idiris Aw Aden
- Mohamed Ahmed ( Shaarloo )
- Aden Ali Warmahaye
- Cawaale Ibrahim Good
- Ahmednuur Abdi Qalinle
- Faysal Aden Guray
- Mohamoud Sh. Abdi ( Barre )
- Ahmedey Xaaji Abdilqaadir.
- Muuse Daahir Ahmed Good
- Macallin Khalif Sh. Mohamed
- Jamac Daahir CIlmi ( Afrikaan )
- Caydiid Muumin Yoonis
- Cilmi Mahamoud Cilmi
- Mohamed Mohamoud Faarah
- Abdirasaaq Ibrahim Hussein
- Ismail Hussein
- Bashir Caqli Caateeye
- Abdisamad Mohamed Jamac
- Abdirashid Ibrahim
- Abdihakim Macallin Mohamed
- Sh. Abdihakim Sh. Mahamed Dhaqane
- Ali Shariif
- Ahmed Yaasiin Sheekh
- Zakariye Ali Farah
- Dr. Shaaciye Maxamuud
- Mohamed Ibrahim
- Hussein Ibrahim
- Mustafe Jamac
iyo dhammaanba inta kale ee aan liiskan ku soo bixin laakiin aan dib idiinku soo qori doonnaaba, waxa ay Marxuum Abdillaahi Xaaji Abdi Eebbe uga baryayaan in uu Jannadii ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadiisiina uu samir iyo iimaan ka siiyo.
Jaaliyaddu waxa ay si gaar ah tacsi ugu dirayaan Faysal Abdillaahi Xaaji Abdi oo ka tirsan Jaaliyadda Somalida deggen magaalada Luton ee gobolk Bedfordshire.
Ahmedweli Goth
Luton.