Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

R/wasaaraha dalka Ingriiska David Cameron oo ka hadalay dilka Reyaad Khan iyo Abdul Raquib Amin

$
0
0

break-news
ISIS

R/wasaaraha dalka Ingriiska David Cameron ayaa xaqiijiyay dhimashada labo muwaadiniin British ah kuwaas oo oo ciidamada cirka ee RAF ku dileen duqeyn diyaaradeed 21-ka bishii eynu kasoo gudubnay ee Agosto.
Reyaad Khan (21) iyo Abdul Raquib Amin (26), oo loo yaqaan “Ruhul Amin” ayay diyaarad nooca aan cidina wadin ee loo yaqaan Drone gantaal kula dhacday gaari ay saarnaayeen kaas oo marayay mid ka mid ah waddooyinka magaalada Raqqa, caasimadda ISIS ee Suuriya.


Awdalpress.com
Rag Is Baray


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images