Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Nuxurka Qoraalkii Jawaari ee Mooshinka iyo Xiisada labada garab DhEGEYSO:

$
0
0

JAWAARI
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari ayaa dhowaan soo saaray qoraal faahfaahinaya sida xal loga gaadhi karo mooshinka ka dhanka Madaxweynaha ee ay soo gudbiyeen xildhibaannada qaarkood iyo dariiqa loo marayo.
Hadalka Guddoomiyaha waxaa markiiba ka falceliyey dhinacyada is khilaafsan ee xildhibaannada oo qaarkood ay mooshinka taageersan yihiin kuwo kalena ay kasoo horjeedaan.
Haddaba muxuu ahaa nuxurka qoraalka Guddoomiyaha, maxayse tahay aragtida xildhibaannada labada dhinac ee arrinta isku haya. Waxaa warbixin inooga diyaariyey soona jeedinaya Sahra Cabdi Axmed.

Awdalpress.com
Rag Is Baray


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images