Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Dhuumay dhuumayda beesha dhex oo isa soo taraya iyo wax habeenkii guriga gaadhi lagu gaadho iyo wax tv yada laga sheego oo aad u kala gadisan: daawo

$
0
0

CIRRO
Cabdiraxmaan Cirro Gudoomiyaha Golaha wakiilada maamulka Somaliland ayaa si adag u Karbaashay Axmed Siilaanyo, Wuxuuna Faah faahin ka bixiyey sababta uu ugu gacan saydhay Damaciisii ku aadanaa Arinta uu Muranku ka taagan yahay ee Haamaha Shidaalka Ber-bera
“Soomaalidu markii ay geela soo dhacdo ayaa waxay u gayn Jireen, Nin WADAAD Ah waxay odhan Jireen Xoolaha Qayb qaado, Anagana Noo Xalaalee, Markaa waxaan leeyahay Siilaanyo wuxuu doonayaa Nin Kursiga aan ku fadhiyo ku Fadhiya oo wuxuu doonayo u Xalaaleeya”

Awdalpress.com
Rag Is Baray


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images