Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Daawo: Diyaaradda British Airways maxaa ku dhintay?

$
0
0

daawo
Diyaaradda British Airways ayaa si lama filaan ah uu dab uga kacay, xilli ay ka duuleysay garoonka diyaaradaha ee magaalada Las Vegas ee dalka Mareykanka, Rakaabka diyaarada ayaa si deg deg ah looga soo saaray, waxaana markaas xaalad naxdin iyo cabsi soo wajahay Rakaabkii saarnaa diyaaradan oo ku sii jeeday magaalada London.
Dabkan ayaa ka kacay qeyb ka mid ah matoorka diyaarada, iyadoo durbaba qiic iyo holac uu hareeyay diyaarada, intii ay ku socotay wadada runway-ga ee diyaaradaha ku ordaan, Ugu yaraan 14 ruux ayaa ku dhaawacmay dabka, kuwaasoo loola cararay goobaha caafimaadka si loogu daweeyo.
Kooxaha gurmadka deg dega iyo baabuurta dab damiska oo deg deg diyaarada ugu gurmaday ayaa ku guuleystay inay baqiyaan dabkii ka kacay diyaarada – DAAWO WAXA DHACAY

Awdalpress.com
Rag Is Baray


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images