Sarkaal u hadlay Booliska magaalada Nairobi ayaa sheegay in xabsiga la dhigay saddex ruux oo loo haysto inay doonayeen inay weeraro ka geystaan xarunta ganacsiga Garden City mall ee magaalada caasimadda ah ee Nairobi.
Xarunta ganacsiga ee Garden City Mall oo ka mid ah xarumaha ganacsiga kuwa ugu waaweyn ee magaalada Nairobi ayaa dadkii ku jirey si degdeg ah loogaga daadgureeyay waxaana goobta soo gaaray ciidamada Booliska iyo kuwa qaabilsan fur furitaanka miinooyinka qarxa.
Awdalpress.com
Rag Is Baray
↧
Alshabaab oo markale ka dul toostay shopping mall
↧