Fanaanada caanka ah aamina faarax iyo socodaalkii soomalida ethoipia
DAAWO; Waraysi Xiiso Badan Iyo Fanaanada Caanka Aamina Faarax Rag Is Baray Awdalpress.com
View ArticleAlshabaab oo markale ka dul toostay shopping mall
Sarkaal u hadlay Booliska magaalada Nairobi ayaa sheegay in xabsiga la dhigay saddex ruux oo loo haysto inay doonayeen inay weeraro ka geystaan xarunta ganacsiga Garden City mall ee magaalada...
View ArticleWaa maxay danta Maraykanka kaga jirtaa dagaalka soomaaliya iyo duqaynta ay ku...
Wasaraadda Arrimaha Dibedda Mareykanka, ayaa shalay si rasmi ah ugu dhowaaqday billowga Howl-Gallada Diblomaasiyadeed ee Mareykanka ee Soomaaliya. War saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha...
View ArticleWaraysi: maamulka P/land oo beeniyey War ay shalay baahisay Idaacadda VOA
Idaacada VOA-da ayaa shalay baahisay wareysiga qaar ka mid ah waalidiinta dhalinyaro kale oo saarnaa doon u socotay dalka Yemen oo badda ku xanniban, kuwaas oo walaac ka muujiyay in dhalinyaradaasi...
View Article“Bal car sheegi gaalada shayga aad ku dhaantaan soomaaliyee
Waxaan idiin soo bandhigaynaa gabay la magac baxay Bal car sheegi gaalada shayga aad ku dhaantaan” waxaana gabaygaasi tiriyey Abwaan Jaamac Kediye Cilmi oo muddo haatan laga joogo afar iyo toban...
View Article“Dawlada Maraykanka oo dib u bilowday Howl-galkeedii Diblumaasiyadeed
Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA-da oo Todobaadkan Looga hadlay Qodobo Xiiso badan.“Dawlada Maraykanka oo dib u bilowday Howl-galkeedii Diblumaasiyadeed ee Soomaaliya,...
View ArticleRaysalwasaaraha dalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Iyadoona Su’aalo laga...
Barnaamijka Dood wadaag ee ka baxa Tv-ga Universal ayaa waxaa Lagu casuumay Raysalwasaaraha dalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Iyadoona Su’aalo laga waydiiyey Xaalada Soomaaliya, Sidoo kalana waxaa...
View ArticleIs garabsiga beelaha daarood ay iska garabsanayaa beelaha hawiye oo soo badanaya
Madaxweynaha Dawladda Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali ”Gaas” iyo Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo,ayaa saaka oo jimce ah taariikhduna ay ku beegan tahay 11/9/2015 u duulay magaalada Kismaayo ee...
View ArticleHeeso cusub oo loo sameeyey mo faarax
heeso cusub oo loo sameeyey mo faarax Awdalpress.com Rag Is Baray
View ArticleUrurka TOL-KAAB Oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiiyey Deegaanka Sheekh Nuur
Boorama(Awdalprss) ururka dhalinyada beelaha dega degmooyinka bariga iyo koonfurta Gobolka Awdal oo magaciisa la yidhaahdo TOL-KAAB(RN ) iskugu jira Qurbo-joog iyo Qolqol joogta dadka dega...
View ArticleSomalis Returning To The Motherland are finding their foreign ways out of...
Hargeisa, the capital of Somaliland, is transformed between June and September every year as Somalilanders arrive from Europe, north America, the Gulf and the rest of Africa. Traffic jams clog the...
View Articlewaa cadadii ceebtii lagu yaqiin
Hargeisa (Awdalpress.com) fadhiga golaha wakiiladda maamulka Somaliland ayaa wuxuu dagaal ka dhex qarxay Guddoomiyaha Golaha wakiiladda C/raxmaan Cirro iyo Baashe Maxamed Faarax oo ugu magacaaban ku...
View ArticleDawalada fadhiidka ah ee 3 sano jirtay ee muqdisho oo war bixin kooban laga...
Muqdisho (Awdalpress.com) Barnaamijka Faaqidaadda Tododbaadka, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sanad guuradii saddexaad ee kasoo wareegtay doorashada madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh...
View ArticleDaawo Waraysi Mushaxadda Madaxweynaha Soomaaliya 2016
Mushaxad Canab Maxamed Daahir oo u sharaxan doorashada madaxweyne ee Soomaaliya 2016, ayaa waraysigan kaga hadlaysa hankeeda siyaasi , dhaliilna usoo jeedisay Ragga Soomaaliyeed.Canab Maxamed Daahir...
View Articlexirsi iyo tuhunka magaalada Hargeysa
Hargeysa (Awdalpress.com)- Dablay aan la aqoonsan ayaa xalay cawayskii weerar ku qaaday weriye Maxamed Aadan Dirir oo ka hawl gala mid kamid ah telefishannada madaxa banaan ee Afka Somaliga ku hadla ee...
View ArticleMuuqaal: Odayaasha Beesha Isaaq oo weerar ba’an kusoo qaaday Baashe
Hargeisa (Awdalpress.com) Odayaal iyo siyaasiyiin kasoo jeedda beesha Cabdiraxmaan Cirro ayaa hanjabaad culus ujeediyey Baashe Maxamed Faarax oo ah gudoomiye kuxigeenka koowaad ee Baarlamaanka....
View ArticleMUUQAAL Dhamaystiran oo Tv-ga Star Ka duubay Dagaalkii & Fool-xumadii ka...
Tv-ga Star ayaa muuqaal dhamaysitiran iyo Warbixin ka diyaariyey dagaalkii saaka ka dhex dhacay guddoomiyaha iyo ku xigeenkiisa Golaha wakiilada maamulka Somaliland, Halkaasi oo markii hore...
View ArticlePope Francis US Visit Plans
WASHINGTON (Awdalpress.com)When Pope Francis comes to the United States later this month, he will address both the U.S. Congress and the U.N. General Assembly, canonize a controversial religious...
View ArticleSyrian Refugees Face Lengthy Process for US Resettlement
STATE DEPARTMENT(Awdalpress.com) With the United States preparing to taking in more displaced Syrians, a State Department official shed more light Friday on the U.S. vetting process for accepting...
View ArticleBeesha Daarood oo taqaan sida Beesha Isaaq loo sar dhabo daawo quruxkan video
Beesha Daarood oo taqaan sida Beesha Isaaq loo sar dhabo daawo quruxkan video Awdalpress.com Rag Is Baray
View Article