Barnaamijka Dood wadaag ee ka baxa Tv-ga Universal ayaa waxaa Lagu casuumay Raysalwasaaraha dalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Iyadoona Su’aalo laga waydiiyey Xaalada Soomaaliya, Sidoo kalana waxaa dhankooda Su’aalo kala duwan waydiiyey Qaybaha kala duwan ee Bulshada oo Lagu Casuumay Kulanka.
Ugu horayn waxaa la waydiiyey Bal waxa uu yahay Qorshaha 2016-ka ee Dawlada Soomaaliya, Arimaha maamul Goboleedyada, Waxaana Intaasi kadib ooda looga qaaday Su’aalo Tiro badan
Awdalpress.com
Rag Is Baray
↧
Raysalwasaaraha dalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Iyadoona Su’aalo laga waydiiyey Xaalada Soomaaliya,
↧