Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

xirsi iyo tuhunka magaalada Hargeysa

$
0
0

isHargeysa (Awdalpress.com)- Dablay aan la aqoonsan ayaa xalay cawayskii weerar ku qaaday weriye Maxamed Aadan Dirir oo ka hawl gala mid kamid ah telefishannada madaxa banaan ee Afka Somaliga ku hadla ee ka hawl gala Somaliland. Deblaydan oo la weriyey in ay ka koobnaayeen saddex nin oo midkood lagu xidhiidhiyey shaqaalaha ka hawl gala madaxtooyada Somaliland ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday weriyahan oo xilligaas ku sugnaa goob lagu soo bandhigayay buug cusub oo laga qoray halgamaagii Faarax Oomaar.
Weriye Maxamed Aadan Dirir oo ka hawl gala weriyeyaasha Telefishanka SOMALICABLE ka hawl gala ayaa dablaydan oo ku hubaysnaa biro shaag-baane ahi nabarro ka gaadhsiiyeen madaxa iyo dhabarka, nabarradaas oo qaarkood hoos u dalooshameen.

Awdalpress.com
Rag Is Baray


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles