Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Ururka TOL-KAAB Oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiiyey Deegaanka Sheekh Nuur

$
0
0

deeqBoorama(Awdalprss) ururka dhalinyada beelaha dega degmooyinka bariga iyo koonfurta Gobolka Awdal oo magaciisa la yidhaahdo TOL-KAAB(RN ) iskugu jira Qurbo-joog iyo Qolqol joogta dadka dega deegaanadaasi ayaa deeq raashin ah oo isku jirta songor,bariiis iyo saliid soo gaadhsiiyey qoysas degan deegaanka sheekh nuur ee bariga magaalada Boorama .

odayaasha deegaanka ayaa ka mahad celiyey dhamaan dhalinyaradaasi iyo cidba oo soo xasuusatay waxaanay dadka deegaanka ee qurbaha degan ugu baaqeen in la ogaada deegaanadii ka yimaadeen isla markaasina wax laga qabto.

Halka Ka Daawo :

Awdalpress /Borama


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles