Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Safiirka Somalia ee dalka Talyaaniga oo waxba aan qarin, kana hadlay...

Roma (Awdalpress.com)—Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Talyaaniga Gen. Muse ayaa sheegay in la dhinac maray Safaaradda Soomaaliya ee dalka Talyaaniga ka qeyb galkii Dowladda Soomaaliya ee carwadii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Beesha ay ka socon laaday dawlada ina sheekh mahamuud suurto galiyeyna...

http://www.awdalpress.com/index/wp-content/uploads/2015/09/02425039-bb77-45ba-8e33-20bbd49e672f.mp3 Kismaayo (Awdalpress.com)Magaalada Kismaayo waxaa galabta lagu caleemo-saaray madaxweynaha maamulka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ilaah adduunyada markuu abuuray umu abuuri nina in uu asaagii adoonsado

Ilaah adduunyada markuu abuuray umu abuuri nina in uu asaagii adoonsado heeso qiimo badan Awdalpress.com Rag Is Baray

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

For Immediate Release

PRESS STATEMENT 32/2015 Kismaayo, 12 September 2015 — The Special Representative of the UN Secretary-General (SRSG) for Somalia, Nicholas Kay, welcomed the inauguration of Sheikh Ahmed Islam “Madobe”...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shir lagu sanduleeyey Gurguurte oo ka socda magaalada Kismaayo.

Madaxda Soomaalida ayaa maanta oo Axad ah uu shir uga furmay magaalada Kismaayo ee Jubbaland,waxaana shirka qabanqaabadiisa iyo martigelintiisa iska leh Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mareykanka oo soo dhoweeyay ballaarinta baarlamaan-goboleedka Jubba

Awdalpress(Kismayo) 13 sep. 2015–Dowladda Mareykanka ayaa soo dhowaysay ku dhawaaqistii Khamiistii la soo dhaafay uu sameeyay madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Madoobe ee ahayd inuu ballaarinayo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay madaxda maamul-goboleedyada

Awdalpress(Kismayo) 13 sep. 2015-Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Kismaayo kula kulmay hoggaamiyaha maamul-goboleedka Jubbaland. Xasan Sheekh ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Khabiir miino-baaris oo u dhashay Sweden oo ku dhaawacmay Soomaaliya

Awdalpress(Muqdisho) 13 sep. 2015-Khadiir miino-baaris oo u dhashay dalka Sweden ayaa ku dhaawacmay qarax miino oo ka dhacay koonfurta Soomaaliya, sida uu qoray wargeyska Expressen ee ka soo baxa dalka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Roobab xoogan oo ka da’ay degmada Dilla oo khasaare gaadhsiiyay Balayada...

Awdalpress(Dilla) 13 sep. 2015– roobab xoogan oo shalay iyo maalmahan ka da’ayay deegaanada degmada Dilla ee gobolka Awdal ayaa daadadkii roobab kaasi keeneen waxay sababeen in ay jabiyaan baliyadii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MUUQAAL Daawo: Maxaanad ogayn oo ka socda Dekeda magaalada Kismaayo

Kismaayo (Awdalpress.com) Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalka Barnaamij gaar ah oo ku saabsan dekedda magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubadda Hoose. Barnaamijka ayaa waxaad kaga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO: Dumar qaawan oo weeraray culimo caana oo muxaadiro Jeedinaya dadkii ku...

London (Awdalpress.com)– Laba dumar ah oo qaybta sare ee Jidhkooda Qaawiyey ayaa weerar kusoo qaaday goob ay Culimo caan ka ah muslimiinta dalka Faransiiska ka Jeediyeen Muxaadiro, Iyagoona ka boobay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Fanaanada Maandeeq oo wacdaro ka dhigtay Xafladii maamulka Galmudug

Fanaanada Maandeeq oo wacdaro ka dhigtay Xafladii maamulka Galmudug Awdalpress.com Rag Is Baray

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Soomaalida Ka Ganacsata Magaalada Johannesburg Ee Dalka Koonfur Afrika...

Warbixin Kooban Oo Ku Saabsan Somalida Ka Ganacsata Magaalada Johannesburg Ee Dalka Koonfur Afrika, halkan hoose ka daawo Awdalpress.com Rag Is Baray

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ururka Taliban oo xabsi ku yaala Afghanistaan ka siidaysay 350 maxbuus...

Ghazni(Awdalpress.com):- Ururka Taliban ayaa waxa ay weerareen xabsi ku yaalla magaalada Ghazni ee bartamaha Afghanistan, iyagoo ugu yaraan dilay 4 boolis ah, xabsigana ka sii daayay 350 maxaabiis ah....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hambalyo Aroos iyo bogaadin loo dirayo Abdulwahab Ahmed-nur Abdi iyo Safia...

Bahda shabakadda Awdalpress iyo hawl wadeennadoodu waxa ay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin u dirayaan Abulwahab Ahmed-nuur iyo Safiya Salah Abkow oo dhawaan ku aqal galay magaalada London,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Buuhoodle: MD Galaydh oo Cadeeyey aqoontiis qudbad ka jeediyey furitaanka...

Madaxwaynaha maamulka khaatumo Dr: Cali Khaliif Galaydh ayaa Habaynkii Xalay magaalada Buuhoodle ka Daah furay Xarunta Laga qaadan Doono Baasaboorka soomaaliga oo noqonaysa midii ugu horaysay ee Laga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ceebta beesha Isaaq oo isa soo tareysa iyo jookarka beesha daarood oo ciyaar...

Ceebta beesha Isaaq oo isa soo tareysa iyo jookarka beesha daarood oo ciyaar fiican wada Awdalpress.com Rag Is Baray

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muran Ka Taagan Tirada Dhimashada Ciidanka AMISOM

Waxa uu muran ka taagan yahay tirada dhimashada ciidanka AMISOM ee ka hawlgalla gudaha Soomaaliya, iyadoo dhawaan labo weerar oo xooggan oo Alshabaab ay ku qaadeen ciidamada AMISOM ee ku sugan gobolka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faysal Cali Waraabe: Cirro iyo Baashe ha iska casilaan guddoonka Baarlamaanka

Awdalpress(Hargaysa) 14 sep. 2015-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Ucid ee Somaliland ayaa ugu baaqay guddoonka golaha wakiillada ee Sabtidii ku dhex-dagaallamay fadhi ay baarlamaanku lahaayeen in ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xasuuqii iyo boobkii ka dhacay Isii magaalada nairobi maxaa kaga jiray...

Suuqa ganacsiga Sunrise Shopping Mall oo ka mid ah Xarumaha Ganacsi ee ku yaallo jidka sagaalaad ee xaafada Eastleigh (Islii) ee Nairobi, ayaa wali xiran kadib markii xalay ay galeen koox tuugo ah oo...

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live