Waxa uu muran ka taagan yahay tirada dhimashada ciidanka AMISOM ee ka hawlgalla gudaha Soomaaliya, iyadoo dhawaan labo weerar oo xooggan oo Alshabaab ay ku qaadeen ciidamada AMISOM ee ku sugan gobolka Shabeellaha Hoose uu ka dhashay khasaare badan iyadoo weerarradaasi ay ka kala dhaceen magaalada Leego oo Alshabaab ay sheegatay in ay ku dhisay in ka badan 70 ciidanka Burundi halka weerarka labaad oo ka dhacday saldhig ay AMISOM u leedahay meel u dhow magaalada Jannaale ay sidoo kale sheegtay Alshabaab in ay ku dhisay in badan 50 askari ka sokow sheegashada Al-shabaab AMISOM dhinaceeda maysan soo saarin wax war rasmi ah ah oo ku saabsan tirada ciidamada laga diray.
Haddaba Haaruun Macruuf ayaa warbixintan ka diyaariyey.
Awdalpress.com
Rag Is Baray
↧
Muran Ka Taagan Tirada Dhimashada Ciidanka AMISOM
↧