Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

DAAWO: Dumar qaawan oo weeraray culimo caana oo muxaadiro Jeedinaya dadkii ku sugnaa oo gacanta ula tegay

$
0
0

dumar-150x150
London (Awdalpress.com)– Laba dumar ah oo qaybta sare ee Jidhkooda Qaawiyey ayaa weerar kusoo qaaday goob ay Culimo caan ka ah muslimiinta dalka Faransiiska ka Jeediyeen Muxaadiro, Iyagoona ka boobay Cod-baahiyaha (Microphone).
Intaasi kadib ayaa waxaa gacanta ula tagay dadkii ku sugnaa goobta kuwaasi oo si Xoog ah uga saaray Goobta, DAAWO WAXA DHACAY

Awdalpress.com
Rag Is Baray


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles