Xafladii jubland ee north America oo xalay la isku Arkay daawo wax dhacay
Minisoota (Awdalpress.com) Fanaaniinta Soomaaliyeed ee North America ayaa waxay soo saareen Muuqaalka Hees cusub oo loogu talagalay maamul Goboleedka soomaaliyeed ee Jubaland, Xili dhowaan Madaxwayne...
View ArticleWAR, DEG-DEG :Burcada buuraleyda ka dilaacday soomaaliland iyo wiilka...
Gacan-libaax(Awdalpress.com )-Weftigii uu hoggaaminayey Wiilka Siilanyo Sodoga u yahay, ayaa lagu qaabilay Rasaas, Dhagax-tuur iyo Sawaxan kadib markii ay gaadheen deegaan Buuraleyda ah ee lagu...
View ArticleDeg Deg : Saddex Wariye Oo maanta lagu xidhay xagaaladda Ceel-afweyn iyo...
Ceel-Afweyn:(Awdalpress.com)- Wararka naga soo gaadhaya Magaaladda Ceel-afweyn ee Gobolka Sanaag,ayaa sheegaya in Maamulka Magaaladuu uu maanta Xabsiga u Taxaabay Saddex wariye oo ka tirsan...
View ArticleTacsi ku socota qoyska reer Barkhad Aaden oo Hooyadood ku geeriyootay Hargaysa
TACSI : ku socota qoyska reer Barkhad Aaden geerida ku timid Hooyadood Khadiija Yuusuf INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN DHAMAAN DADKA MAGACDOODU HOOS KU QORAN OO KALA JOOGA UAE IYO KUWEIT WAXAY...
View ArticleWarbixin ka digtay kalluumeysiga sharci darrada ah ee biyaha Soomaaliya
Awdalpress(Muqdisho)15 sep.2015-Warbixin cusub ayaa ka digtay in kalluumeysiga sharci darrada ah ee sida xawliga ah uga socda xeebaha Soomaaliya uu horseedi karo in falalkii burcad badeednimada ay dib...
View ArticleFarshaxanka weyn ee Amin Caamir oo soo bandhigey ceebta taalla guriga moorgan...
Waxaad halkan ka daawataan Farshaxanka weyn ee Amin Caamir Oo Sawir Gacmeed ku Cabiray Haamaha Kaydka Shidaalka Somaliland. Awdalpress.com Rag Is Baray
View ArticleMaxaa faraq u dhexeeya soomaaliland iyo ururkii Snm daawo video iyo labada calan
Waxaa xaalad adag ku sugan xubnaha qaybta ka ahaa Jabhadii SNM (Somali National Movement) oo mid ahayd Jabhadihii dhibaatada iyo Bur-burka u horseeday Umada Soomaaliyeed ee maanta 25-sano Dawlad...
View ArticleSomaliland Oo Aqoonsatay Khaatumo State Joojina kari weyday laanta socdaalka...
Masuul ka tirsan maamulka Somaliland ayaa sheegay inay aqoonsadeen maamulka Khaatumo State oo sanadihii ugu dambeeyay dagaal xoogan iyo xurguf Siyaasadeed kala dhaxeeyay. Masuulkaa oo ka hadlayay...
View ArticleDuqeymo Xoogan Oo Lagu Qaaday Dagaalyahanada Al-Shabaab caawa
Wararka aan ka heleyno gobolka Jubbada dhexe ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay duqeyn ka geysteen duleedka degmada Bu’aale ee gobolka Jubbada dhexe. Degmada Bu’aale ee gobolka Jubbada dhexe ayaa...
View ArticleKilling of Somali media worker draws condemnation from UN official
“I condemn the killing of Abdullahi Ali Hussein,” said Irina Bokova, Director-General of the UN Educational, Scientific and Cultural Organization (UNESCO). “Extremists must not be allowed to stifle...
View ArticleShirkii Dubai ayaa kaga jiray gobolada Somaliland maxaase ugu jiray?
Dubai(Awdalpress.com)—Magaalada Dubai ee Dalka Isutaga Imaaraadka Carabta lagu soo gabo gabeeyay shir looga hadlayey maalgashiga Dalka Soomaaliya, waxana shirkan ka qeyb galay Wasiiro ka tirsan...
View ArticleSomalis in Minnesota question counter-extremism program targeted at Muslims –...
Federal effort to counter radicalization has members of community reminding leaders in Minneapolis and beyond: ‘We are citizens, we are taxpayers’ Hibaaq Osman has a glow that changes the energy in a...
View ArticleHeesta Jacaylka Ubeer ee ay wada qaadaan Nimcaan Hilaac & Hodan C raxmaan...
Awdalpress – London – Fannaaniinta Nimco Hillaac iyo Hodan Abdirahman oo noqday horyaalka heesaha ee sannadkan ayaa waxa heesahooda daawada InterNetka boqollaal kun…waa yaab! Bal nala daawo…..AXYAA...
View ArticleDhegayso Musuqmaasuqii Yusur Abraar sheegtay oo soo ifbaxaya
Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa maanta ku dhawaaqay in ay galayaan fasax, xilli uu baarlamaanka hor yaallo mooshino iska soo horjeeda. Arrintani ayaa loo sababayey in xubnaha baarlamaanka qaar ay soo...
View ArticleBeelweyneta habarcafaan oo ka guurtay kulmiye una guurtay meela aan hada la...
Daawo: Wax-garad Iyo Odayaal beesha habarcafaan oo Shaaciyay Inay Ka Baxeen Xisbiga KULMIYE Iyo Sababaha Ay Uga Digo-rogteen OO Ay Bulshadda U Bayaamiyeen Awdalpress.com Rag Is Baray The post...
View ArticleDaawo: Nuxurka Heshiis Hal Milyan Oo Dollar Ku Kacaya Oo Ay Kala Saxeexdeen...
Daawo: Nuxurka Heshiis Hal Milyan Oo Dollar Ku Kacaya Oo Ay Kala Saxeexdeen Xukuumadda Somaliland Iyo Baanka Aduunka Iyo Mashaariicda Lagu Fulin Doono Oo Madasha Laga Sheegay Awdalpress.com Rag Is...
View ArticleDaawo: Khasaaraha Roobab Laxaad Leh Oo Ka Da’ay Degmadda Baki Ee Gobolka...
Daawo: Khasaaraha Roobab Laxaad Leh Oo Ka Da’ay Degmadda Baki Ee Gobolka Awdal Iyo Dareenka Dadka Deegaanka Awdalpress.com Rag Is Baray The post Daawo: Khasaaraha Roobab Laxaad Leh Oo Ka Da’ay...
View ArticleMadaxwaynaha DDSI Oo Furay Shirka Qiimaynta Booliska Bulshada ee dawlad...
Awdalpress(Jigjiga)-15, Sep. 2015, Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo uu weheliyo Madaxwayne ku-xigeenka ahna Wasiirka Waxbarashada DDSI mudane Mawliid Haayir Xasan ayaa saaka hoolka...
View ArticleDAAWO Heesaha Showgii Nairobi ee Kooxda Xiddigaha Geeska iyo Wacdarihii...
DAAWO Heesaha Showgii Nairobi ee Kooxda Xiddigaha Geeska iyo Wacdarihii Fannaaniinta HILAAC, CIRRO, QUEEN iyo ODAY Awdalpress.com by Muuye The post DAAWO Heesaha Showgii Nairobi ee Kooxda Xiddigaha...
View ArticleCabdiwali Gaas Oo Aqbalay Jiritaanka Dowlada Galmudug
Galkacayo(Awdalpress.com)Xog aan helnay kulankii madaxweynaha Puntland uu la qaatey madaxda Soomaalida iyo beesha caalamka ee ka dhacey magaalada Kismayo ayaa sheegaya inuu aqabley inuu heshiis la...
View Article