Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Dhegayso Musuqmaasuqii Yusur Abraar sheegtay oo soo ifbaxaya

$
0
0

Baarlamaan
Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa maanta ku dhawaaqay in ay galayaan fasax, xilli uu baarlamaanka hor yaallo mooshino iska soo horjeeda. Arrintani ayaa loo sababayey in xubnaha baarlamaanka qaar ay soo gudanayaan waajibaadka Xajka sanadkan
Sidoo kale Guddoonka Baarlamanka ayaa sheegey in ay sii soconayaan kulamada xalka loogu raadinayo mooshinka xil ka qaadista madaxweynaha oo ay wadaan qaar ka mida xubnaha Baarlamanka, Warbixin ay arrintaasi ka diyaarisay Falastiin Axmed Iimaan

Awdalpress.com
BY Muuye

The post Dhegayso Musuqmaasuqii Yusur Abraar sheegtay oo soo ifbaxaya appeared first on Awdalpress.com.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Trending Articles