Steven Gerrard Oo Sheegay In Kala Qeybsanaan Ka Jirto Qolka Labiska Chelsea &...
Kabtankii hore Liverpool Steven Gerrard ayaa ka dhawaajiyay iney kala qeybsanaan ka jirto qolka labiska Chelsea isla markaana xiriirka u dhaxeeya kabtanka kooxda John Terry iyo macalinkiisa uusan...
View Article(Dhagayso) Dowladda Puntland oo ka hadashay shirkii fashilka ku dhamaaday ee...
Galkacayo(Awdalpress.com)—Dowladda Puntland ayaa cadeysay inay ka hortimi ka qayb galka shir la doonayay inay isugu yimaadaan Madaxda Soomaalida kadib caleema saarkii Madaxweyne Axmed Madoobe, kasoo...
View ArticleSawir siyaasadeed wax badan iftiiminaya oo Aamin Caamir ka sameeyey Haamaha...
Sawir siyaasadeed wax badan iftiiminaya oo Aamin Caamir ka sameeya Haamaha BAR-BERA Awdalpress.com Rag Baray The post Sawir siyaasadeed wax badan iftiiminaya oo Aamin Caamir ka sameeyey Haamaha Ber-...
View Article19 hay’adood oo qeylo-dhaan ka soo saaray Abaar ka jirta Somaliland
Awdalpress(Hargaysa) 17 sep. 2015-In ka badan 240,000 qof oo ku nool Somaliland ayaa waxaa saameysay abaar ka jirta qeybo ka tirsan Somaliland, taas oo sababtay cunto yari, biyo yari iyo in qaar ka...
View ArticleWARBIXIN+Daawo: Maamulka Puntland oo Hub iyo saanad keenay Jiida Qoriley
Wararka ka imaanaya deegaanka Qoriley oo ay ku soo duleen maleeshiyaad ka tirsan kuwa ciidamada PL oo qaab qabiil u abaabulan ayaa sheegaya in halkaas saacadihii u danbeeyey gaadheyeen saanad iyo...
View ArticleMaxaa lagu xasuustaa fanaanadii codka macaanayd ee kinsi xaaji aadan?
Hawlwadeenada shekabada Awdalpress.com waxay i diin soo xulanaa maalin walba hees saamayn ku leh nolosha akhristayaasha sida aad ka ugu xidhan heesahaa aan soo xulanaa maaha heeso qabiil iyo qof...
View ArticleJiirkii bisada xukunka u dhiibtay iyo reer boorama maxaa iska jira?
black cat licking lips for white rat jiirkii bisada xukunka u dhiibtay iyo reer boorama maxaa iska jira? Awdalpress.com Rag Is Baray The post Jiirkii bisada xukunka u dhiibtay iyo reer boorama maxaa...
View ArticleQalwo ku faanka kulmiye iyo ka riixashada wadani iyo waxba ma yaalkaanka ucid...
Qalwo ku faanka kulmiye iyo ka riixashada wadani iyo waxba ma yaalkaanka ucid iyo waliba talo la, aanta darifyada Awdalpress.com Rag Is Baray The post Qalwo ku faanka kulmiye iyo ka riixashada wadani...
View ArticleMutacallimiin is xilqaamay u dawo raadinaya qabyaalada biyo dhigtay soomaaliland
Mutacallimiin is xilqaamay u dawo raadinaya qabyaalada biyo dhigtay soomaaliland Awdalpress.com Rag Is Baray The post Mutacallimiin is xilqaamay u dawo raadinaya qabyaalada biyo dhigtay soomaaliland...
View ArticleAqoonyahan Ahmedweli Sh. Omar Good oo ka damaqaday dhaqanka qabiil ee foosha...
Aqoonyahan Ahmedweli Sh. Omar Goth oo ka damqaday dhooqada qabiil ee dadka waqooyi ay caadaysteen. Isaga oo ka mid ahaa qan-qaabiyayaashii dood cilmiyeedkii mawduuceedu ahaa Qabyaaladda iyo Qaranimada...
View ArticleMuuqaal sir ah oo laga duubaya ceebtii Hargeysa ka dhacday
Dagaalkii dhowaan dhexmaray cabdiraxmaan Cirro iyo Baashe ayaa wuxuu noqday midka ugu hadal haynta badan Maalmihii lasoo dhaafay dhinaca Saxaafada iyo Baraha kale ee Bulshadu ku xidhiidho. dadka ayaa...
View ArticleMagaalada Hargeysa oo xalay la isku hub urursaday iyo suldaanka beesha...
Hargaysa:(Awdalpress.com)- Suldaanka guud ee Beelaha Subeer Awal,Sul.Xasan Sul Cabdilaahi,ayaa si adag uga hadlay Talaabdii ay Caawa Xukuumaddu Xabsiga u dhigtay Suldaan Mawliid Sabayste oo ka mid ah...
View ArticleDhacdadii ugu la yaabka badanayd=======
Mataano Hooyadood hooyadood laga soo qaadey Poland oo shaqo loo keeney Jarmalka ayaa ka dib markii xorriyadeedii heshey laba wiil oo mataana ah u dhashey askari Mareykan ah oo dalkiisii ku laabtey ka...
View ArticleQiimaha hooyadu leedahay iyo wakhtiga xaadirka ah
Waxaanu Halkan iidiinku soo gudbinaynaa Muuqaal Sheekh Maxamed Idiris oo laba daqiiqo ku sharaxaya Waalidka Gaar ahaan Hooyada, Waxaana sidoo kale shiikhu uu ka hadlayaa dhalinyaro ka hortimaada...
View ArticleGadiidka dabdamiska ee Magaalada Borama waxay noqon doonaan kuwo Todobaadkan...
Awdalpress(Borama) 18 sep. 2015– Taliye kuxigeenka ciidanka dabdamiska ee Somaliland Qaasim Maxamed Cabdi ayaa u sheegay shabakada awdalpress in gaadiidka dabdamiska ee magaalada Boorama iyo ciidanka...
View ArticleHalkay maraysaa saxaafada awdal iyo gobolada galbeedku?
Halkay maraysaa saxaafada awdal iyo gobolada galbeedku Awdalpress.com Rag Is Baray The post Halkay maraysaa saxaafada awdal iyo gobolada galbeedku? appeared first on Awdalpress.com.
View ArticleM/waynaha DDSI iyo xubno dawlada fedraalka Ethoipia ah oo shir dhanka Amaanka...
Shirka Golaha Amaanka Ee DDSI iyo Somaliland Oo Furmay Awdalpress (Dire-Dawa) 19 Sep. 2015, Shirka golaha amaanka ee DDSI iyo Somaliland oo ay kasoo qaybgaleen mas’uuliyiinta ugu saraysa xukuumada DDSI...
View ArticleTeleshinka Aljazeera Oo Wareysi La Yeeshay Ahmed Maxamed Oo Noqoday Wiilkii...
Ahmed maxamed waa 14 jir Muslim ah oo ka soo jeeda dalka Suudaan ku dhaqan Gobolka Texas ee Dalka Maraykanka isla markaasina dhigayey dugsi sare ku yaala gobolkaasi, booliska ayaa xabsiga u taxaabay ka...
View ArticleSoomaaliland oo jirtaankeed shiki badan laga muujiye maxaa u sobob ah?
Hargeysa(Awdalpress.com)-Wadamada beesha caalamka ee taageera horumarka Somaliland ayaa u muuqda inay hoos u dhigeen darajada wufuudii hore uga qayb geli jirtay shirka isu duwida mucaawinooyinka...
View ArticleNinka cad camalkiisa uun baa cadeeyee waana anaga oo 25 sano ka dib ka soo...
Xildhibaan Cali Sheekh Ibraahim Aareeye oo ka mid ah Xidhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa ka hadlay loolanka loogu jiro Musharaxnimada Madaxweyne ee XIsbiga Kulmiye, waxaanu Madaxweynaha u soo jeediyey...
View Article